User loginShout BoxAnas Jama:
cidna ma joogto Amran:
wcw huska:
asc huska:
yaa ku jira muno:
do you have this in English??? |
SIFAADKA SOOWJADA SAALIXADDA AH1) Waxaa lagu yaqaan inay tahay qof had iyo jeer adeecda Ilaaheed oo haddana saalixad ah. 11 ) Waxay kuwaanisaa ninkeeda inuu xiriiriyo Waalidkiis, walaalihiis, riximkiisa iyo saaxiibbadiis. 18 ) Waatan aan kujeesjeesin dariskeeda iyo dadka isla markaana aan xaqirin umadda. 22 ) Waatan si buuxda u og in ninkeedu yahay Sayidka gurigiisa, isaguna uu yahay kan maamula. 24 ) Waa midda aan had iyo jeer sheegsheegin wixii ay Ilaahay dartiis u qabatay oo wanaag ah. 27 ) Waa midda aan isu ekaysiin ragga, xagga hadalka, socodka iyo dharxirashadaba. 29 ) Waa midda aan dhaleecayn ninkeeda, isla markaasna aan kudhibin wuxuusan awoodi Karin. 30 ) Waa midda qarisa quruxdeeda iyo jirkeeda, ninkeeda mooye. 31 ) Waatan lagu yaqaan xishood badan iyo asturnaan. 32 ) Waa midda aan soo gelin gurigeeda qof uusan ninkeedu raalli ka ahayn. 33 ) Ma-diiddo ninkeeda, haddii uu ugu yeero sariirtiisa. 34) Waatan ninkeedu uu layaabo quruxdeeda MUUQATA xagga(nadaafadda &labiska) iyo tan QARSOON xagga(diinta & Taqwada). 35 ) Waxay kaloo caan kutahay, ma aha tii fidisa sirta ninkeeda iyo gurigeeda. 36 ) Waa midda aan ku kallifin ninkeeda wax uusan awoodi Karin oo adduun ah. 37) Ma aha mid hub ka dhigata, quruxdeeda, yaraanteeda ama maalkeeda. 38 ) Waa tii had iyo jeer ka shukri naqda wax walba oo ay hesho, haba ahaadeen wax yar e. 39) Waa midda aan kadalbin furriin joogta ah ninkeeda, sabab la?aan. 40 ) Waxay ninkeeda u muujisaa kal-gacal iyo jacayl dhan walba ah, waxayna si xiiso leh u dhagaysataa marka uu hadlayo. 41) Waa midda ku-taageerta ninkeeda wixii khayr ah oo uu falayo, lana garabtagaan waanooyinka wanaagsan iyo dhiiri gelinta suuban. ![]() |
Featured VideoMedia CoverageAdvertisement |











